Magaceyga waa Ibrahim Hashi Ahmed, ku nool mareykanka, qisooyinka siiba kuwa diiniga ah baan aad u jeclahay, sidaas baan websitekan iyo kuwo kaleba u sameeyey, waxaan rajeynayaa in aad waxbadan ka faaideysatay, ducadana ha iga halmaamin inshaAllah.
Magaceyga waa Ibrahim Hashi Ahmed. Waxaan ku noolahay Mareykanka Waxaan aad u jeclahay qisooyinka diiniga ah sidaas baan u sameeyey websitekan iyo kuwo kaleba Waxaan rajeynayaa in aad ka faaideysatay anigana ha iga iloobin ducadaada.
No comments:
Post a Comment